BUSHAARO  BUSHAARO.

Waa Machad loogu talagalay qurbajoogta soomaaliyeed.

 

Baro qur,aanka iyo luuqadaha adoo gurigaaga dhex jooga.

 

 

     Call-Free: 00 141 571 204 33

 

          Viber : 00 252-63 4161524

           

        Mobile : 00 252-63 4161524

 

       SKYPE :  shaadibiya1

     

        OGAYSIIS

Shaadibiya reading is an online Quran an languages Academy to teach the students of any, age, any country and any were in the word welcome the shaadibiyaIslamic and   languages who are worried about Islamic education of their children especially from western countries to come and  equip their children with the divine Knowledge shaadibiyaReading is worlds?  best online Quran academy providing the Islamic education to the students of every age. We aim to provide an easy platform to the prospective Quran students for enlightening them with the best possible Quranic understanding in all its forms and manifestations. We have highly qualified and well experienced teaching staff. Our mission is to spread the teachings of Quran all over the world.
We are committed to provide Quran education to our students in a charming atmosphere and greed passion.
We claim that the students of our organization will not only be fine recites but also good interpreter 
To this end, we are committed in our venture to the best of our sincerity and humble capacity to provide a team of extremely capable, highly educated and well trained tutors. We are Alhamdulillah, committed and dedicated to broadcast the essence and spirit of the Holy Quran to all the aspirants in every nook and corner of the world
.

 

 

 

Walaalaha Muslimiinta  ah  meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka gaar ahaan Umadda Somaliyeed. Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur’aanka, Xifdigga Qur’aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto. Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbakiisa.

 

                                  Fiiro Gaara:

 

Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.

 Waa macalin soomaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.

 Macalinkasta Guddi gaara

ayaa soo xushay cilmigiisa & Khibradiisa Macalinimo.

 Heerka qofkastaa joogo ayaa looga bilaabaya.

 Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.

 Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu gaadho horumar aduun iyo mid aakhiro.

 Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku horfadhiya ayaa wax lagugu barayaa. oo entenet ah

 

 

 

Maadooyinka la dhigayo:

1- Barashada Qur’aanka kariimka ah oo wata tajwiidkiisa

2-Higaada iyo farbarka iyo ducooyin wada socda

3- Caqiida

4- Luuqada Carabiga

5- Fiqi

6- Xadiis.

7- Af-Soomaali.

8-English

9-Xisaab  (Math’s)   

  

 

Shuruudaha machadka

=>Waa in wakhtiga xiisadaha la ilaaliyo.

=>Waa in maamulka loosoo sheego Haddii aay      hawli kula soo daristo

=>Waa in arday kastaa soo xifdiyaa casharka loo    diray.

=>Waa in waalidku ag joogaa ardayga inta    

   casharku socdo haddii aan cududaar jirin.

=>Waa in aan lagu mashqulin tv ama phone iwm   inta macalinku casharka bixinayo.

=>Heerka  qofkastaaba joogo  ayaa looga    

   bilaabayaa.

=>Wakhtiga ayaana la ilaalinayaa

=>Carruurta yar yarna   aad baa loogu celcelinaa    iyo dadka aad u waa weyn.

 

 

 

 

Fee-ga Ardayda machad-ka

#ARDAYDA

MAALMAHA ( DAYS OF A WEEK)

LAGACTA/ FEE

1  Arday

2 Maalmood Usbuucii (2 days a week)

$25 Bishii

1  Arday

3 Maalmood Usbuucii (3days a  week)

$30 Bishii

1 Arday

5 Maalmood Usbuucii (5days a  week)

$35 Bishii

 

Hadaba machadka shaadibiya waa machad online ah oo kuyaala Hargeisa waxaanu waxbaraa dadka ku nool dalka dibadiisa sida:    UK,   Norway,  Sweden, Holland, USA Canada  Australia, and So on!!

 

 

 




 

Meelkasta oo aad dunida Ka joogto Wax Ka baro Machad-ka Online ka ah ee Shaadibiya Online Adoo joog gurigaaga,Xafiiskaaga.

 Ku xidhow Macha-ka Barashada Qur'aanka Iyo Luuqadaha, Oo waxa ka baro.

Baro Qur'aanka , Luuqadaha iyo Xisaabta

Ina la helo Arday aqoon sare u leh Qur'aanka iyo diinta islaamka iyada laguu raacinaayo maadooyinka  kale sida English,Somali,Math's .....  Ku soo biir machad-ka Barashad Qur'aaanka iyo Luuqadaha Ee shaadibiya oo kamid noqo