FIIRO GAAR AH.

Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.

 Waa macalin soomaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.

 Macalinkasta Guddi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa & Khibradiisa      macalinimo.

 Heerka qofkastaa joogo ayaa looga bilaabaya.

 Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.

 Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu gaadho horumar aduun iyo mid aakhiro.

 Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku horfadhiya ayaa wax lagugu barayaa. oo entenet ah